U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jees

Magac Lab
Naxwe-sas, m.l
Xaraf JSubg JE4 xar
1

Qoys meel gooni ah deggan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Waxa igu dhacay yaab iyo amakaag, sidii ay dadku u farxeen qaylo ayay cirka ku toleen, waxay cirka u ganeen koofiyadahoodii, dadkii igu jees-jeesi jirey, intay garabka iga dhirbaaxeen ayay yidhaahdeen, waanu kugu kalsoonahay inaad ku guulaysato tartanka.

”
“

Wuxu Cilmi la dhashay nin la odhan jiray dhaameel, islaan haddeertadan nool iyo nin la odhan jiray Ibraahin Jees, oo uu gabayadiisa ku hal-qabsan jiray.

”
“

Si kastaba ha ahaatee, markii xubnaha wafdigu ay in cabbaar ah jees-jeesteen garoonka Beledweyne dhexdiisa ayey dayuuraddoodii dib ugu noqdeen oo ay ka duuleen halkaasi, waxayna u kicitimeen magaalada Baydhabo oo aan iyadana laga sugaynin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-sas, m.l

Xarafka

J · JE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jees - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan