U gudub nuxurka bogga
SABAAD

keenee

Fal Gudbe (2)
Naxwe-neeyay, -naysay
Xaraf KSubg KE6 xar
1

Awr keeno gelin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ciidamada gaarka ah ee Sucuudiga ayaa la geliyaa maalmaha ugu dambeeya Xajka heegan buuxa, si ay uga hortagaan qalalaase ka dhaca xajka Alle kuma keenee.

”
“

Haddii aan doorashada madax-weynaha ee soo socota oo haldheeri ah codbixiyayaasha loo sii diiwaan gelin waxa suurta gal ah in khilaaf nabada, wada jirka umadda iyo dimuqraadiyadaba si xun u saameeya ka yimaado ilaahay inaguma keenee.

”
“

Laakiin waxaa habboon in dheriga karka kulayl baa keenee aanay arrintu noqon in bulshadu duub duub ku liqdo wixii lagaga cabanaayey xukuumadda iyo hay’adaha kale ee qaranka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-neeyay, -naysay

Xarafka

K · KE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
keenee - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan