U gudub nuxurka bogga
SABAAD

liin

Magac Dheddig
Xaraf LSubg LI4 xar
1

Miro yaryar, kuuskuusan, leh biyo dhanaan oo laga helo fitimiin C.

2

Geedka mirahaasu ka baxaan.

3

Midabka dharka lagu naqshadeeyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaa jira dhowr nooc oo liin ah, kuwaas waxaa ka mid ah: Liin Dhanaanta, Liin Bambeelmada, Liin Qarbooshta iyo Liin macaanta caadiga ah.

”
“

Miraha Mucjisada ama (Berry Mucjiso) waxoo ka baxaa, galbeedka Afrika, waa Miro marka aa cunto, macaan aad ah kaaga dhigaayo, Liin dhanaanta ama waxa dhanaanka ah.

”
“

Ka Faa’iidaysiga Shinnida iyo malabkeed Dhaqista shinidu waa howl sideeda u taageereysa daryeelka deegaanka waayo shinidu waxay caawisaa tartanka dhirta kuwa dabiiciga ah iyo kuwa la beerto sida Babayga, Muuska, Liin dhanaanta, iyo Canbe lafka (Mango).

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

L · LI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
liin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD