U gudub nuxurka bogga
SABAAD

macmacaan

Magac Lab
Xaraf MSubg MA9 xar
1

.u Cunto ama cabbitaan si gaar ah loo sameeyo oo dhadhan macaan leh sida buskudka, doolshaha, xalwada, dheecaanka liinta iwm.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Arrintaasu waxay tusaale u tahay isbedelka dhinaca nadaafada ee bulshadeena, iyadoo goobaha maqaaxiyaha, hudheelada, macmacaan-layaasha iyo goobaha kale ee ay dadku ku kulmaan ay inta badan nadaafadoodu aad u hoosayso.

”
β€œ

Mousses, jalaatada iyo macmacaan kale.

”
β€œ

Waxaa galabyadii lagu yaqaan in aay cunaan macmacaan yada caanka ka ah Koonfur Soomaaliya ku waasoo lagu cabo qaxwo kharaar.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M Β· MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
macmacaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan