U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qalmaan

Magac Dheddig
Xaraf QSubg QA7 xar
1

.w

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kabtanka kooxda R. Madrid Fernando Hierro, u ah difaac adag oo gurada dambe uga ciyaara ayaa isna si weyn uga mahad-sheegtay dedaalka ciyaartoyga kooxda, oo uu ku tilmaamay inay u qalmaan guulo intaa ka badan.

”
“

Saraakiishii la soo wakiishay iyo qaar kale oo ah niman derejo leh ayaa isu yimi, waxaana loo sameeyey shuruuc iyo nidaam, halkaasna laga soo xulo nimanka la is leeyahay way u qalmaan inay shirka hogaamiyaan.

”
“

Ibraahim Xasan Buulle oo ka tirsan baarlamaanka DF, ayaa u sheegay GO in dooda maanta uu yeeshay baarlamaanka ay ahayd qodob sharciyeedkan, isagoo xusay in xubnahaas uu baarlamaanku u yeeri doono uuna ansixin doono haddii ay u qalmaan howsha.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qalmaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan