U gudub nuxurka bogga
SABAAD

markhaanti

Magac Lab
Xaraf MSubg MA10 xar
La Mid AhmarkhaatiMagac Lab
1

Qofka fura dhacdo uu goobjoog ka ahaa.

2

Goobjoog.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maanta adduunkoo dhan ayaa ka markhaanti kacay in nabad gelyada Puntland tahay mid la isku hallayn karo.

”
“

Waxa uu sheegay in Calanka Puntland laga dooday oo la yiri Puntland ma goosanaysaa xagee u socotaa, balse, iminka lagu wada qanacsan yahay taas oo markhaanti u ah codaynta Dastuurka Puntland.

”
“

Sawiradaasi waxay daliil markhaanti ma doonta ah u noqon karaan in ururka Al Shabaab uu adeegsado, soo afduubo, dagaal geliyona carruur aan awood tacliineed, garaad, iyo xoogba lahayn.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
markhaanti - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD