Tusaale Dheeraad ah3
“
Sidoo kale Dawladda israa,iil ayaaa cabsi ka qabta in ururka xisbullah iyo Dawladda iiraan oo labaduba miisan culus ku leh gobolka ka faa,iideystaan xaalda qasan ee suuriya halkaasna dhibaato uga timaado danaha Dawladda Israel.
”“
Xiligan hadda la joogo isbitaalka Hargeysa waxaa saaran miisan tiro dadeed aad uga badan tiradii dadkii adeega uga baahnaa sanadkii 1968kii dagaaladii sokeeye ayaa iyana ku yeelan kara saameeynta nuglaansho ee awoodiisa wax qabad.
”“
Moorgan uu yahay Hoggaamiye Miisan ku leh Koonfurta Soomaaliya iyo Gobolada Puntland, waxayna si weyn u soo dhoweeyeen go’aanka Musharaxnimada Madaxweynaha Soomaaliya ee Gen.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (4) (f.mg4)
Isrogrog
-snaa, -snayd
Xarafka
M · MI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
