U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mitid1

Magac Lab
Xaraf MSubg MI5 xar
1

ld mintid1. ld mintidid

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadka dhintay waxaa ku jira afar ka tirsan ciidamada amaanka, kan kalena waxaa la sheegay in uu ahaa nin looga shaki qabay in uu yahay mitid.

”
“

Saraakiisha ciidamada Booliiska iyo kuwa Milateriga ayaa sheegay in qaraxyadii ka dhacay Magaalada Kampala ay gacan ka geysteen urur mitid ah oo dagaal kula jira Xukuumadda, kaasoo lagu magacabo ADF (Allied Democratic Forces).

”
“

Waxa durbadiiba soo baxay ereyo aan hore u jirijirin oo lagu sifaynayoo Islaamka sida usuuli iyo seef-labood iyo mitid iyo xagg-jira oo ay wargeysyada iyo war-baahinta kale ee reer Galbeedku ku isticmaalaan dadka muslimiinta ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mitid - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan