U gudub nuxurka bogga
SABAAD

moodid

Magac Fal
Xaraf MSubg MO6 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ayadoo aad moodid Mr.

”
“

Isku soo duuboo, Ayaan waa qof maskax badan, laakiin aad moodid in cadaawadi ka buuxdo, xanaaq badana xambaarsan, nacaykuna ka indho tiray run iyo xaqiiq badan, aad moodid inaysan kala saari Karin dhaqan iyo diin, run iyo been.

”
“

Sida dadkiisii intii badanayd, gaar ahaan kuwii aqoonta lahaa, aad moodid inay ka door bidayaan afaf kale.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

M · MO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
moodid - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD