U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nuuriyo

Magac Dheddig
Xaraf NSubg NU7 xar
La Mid Ahnuurad1Magac Dheddig
1

Maaddo midab cad leh oo laga helo dhagxaan si gaar ah loo gubay, dhismayaashana lagu dhisaa ama lagu caddeeyaa.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Waayo salaadda uu qofku gurigiisa u reebo wuxuu alle uga yeelaa khayr imaam axmad wuxuu cumar ka soo weriyay inuu rasuulku (nnkha) yidhi: salaadda tadawuca ah e qofku gurigiisa ku tukadaa waa nuur, kolkaa qofkii rabaa ha ku nuuriyo gurigiisa.

”
“

Waxaannu Eebbe uga baryaynaa in uu marxuum Axmed Jamac Jangeli u naxariisto oo qabrigiisa u nuuriyo, jannadana ka waraabiyo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

N · NU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nuuriyo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan