U gudub nuxurka bogga
SABAAD

heerkul

Magac Lab
Naxwe-lyo/-lo, m.l/dhFiisigis
Xaraf HSubg HE7 xar
1

Garaadaha kulka shay, inta baddanna waxaa lagu cabbiraa qiyaasta garaadaha santigiraydh (selsis) ama qiyaasta fahranhayt ama waxa lagu qiyaasaa heerkulbeeg. heerkul qiirqiir m.l (fiis.) Heerkulka heer ka sareeya, aanay neefi ku hooroobeyn, xataa haddii la kordhiyo cadaadiska saaran.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Barta dhalaalida iyo kululeynta neefahan waa mid isku dhow taas oo ka hooseysa 10 °C (18 °F); taas micnaheedu waa farqi yar oo heerkul ah ayay dareere ku noqon karaan.

”
“

Dunida Makemake ma lahan wax dayax ah, waxayna leedahay heerkul aad u qaboow badan taasi oo gaadha −243.2 °C.

”
“

Si loo helo Nuurad saafi ah waxaa loo baahan yahay heerkul sareeya oo gaadha ilaa 1000 °C.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-lyo/-lo, m.l/dh

Cilmiga

Fiisigis (fiis.)

Xarafka

H · HE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
heerkul - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan