U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qaangaar1

Magac Lab
Naxwe-rro, m.l
Xaraf QSubg QA8 xar
1

Qof gaaray da'dii shan iyo tobnaad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Qaangaar" Ilmo caruur ah lagama doonayo soon ( hase ahaatee way fiican tahay haddii caruurta lagu tababaro soomidda markay yar yihiin).

”
“

Laakiin si taa ka duwan kufsigu wuxuu ku dhisan yahay jajuub iyo dhagar, wuxuuna dhexmaraa nin iyo haweenay midkood la khasbay1, ama aan qaangaar ahayn, ama maankiisu uusan dhammayn.

”
“

Taas oo ay weheliso in guri walba ciddii qaangaar ahi ay shaqo tago, mushaharku intuu doono ha le’ekaadee.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro, m.l

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qaangaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan