U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qallooc1

Magac Lab
Naxwe-cyo, m.dh
Xaraf QSubg QA7 xar
1

Qaab dhan u janjeera oo aan toosnayn.

2

Q.ah: hadal aan munaasab ahayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa dhiman iyo sidii wax loo toosinayo, wixii afkaartiisa ah xisbigu wuu dhiibtaa haddii wax qallooc ahi jirana wuu tilmaamaa toosintiisa, xukuumadduna way qaadataa.

”
“

Waayo qof kasta oo yaqaan Xaaji Aadan Af-Qallooc ama wax ka maqlay taariikhdiisa iyo gabayadiisa wuxuu qiyaasi karaa hawsha la gudboon qofka u babacdhiga inuu soo tebiyo taariikh, halgan iyo suugaan soo taxneyd in ku dhaw nus qarni.

”
“

Si kastaba ha ahaatee, waxa la dareemi karaa inta ay qoto le’eg tahay mushkiladda cadaaladda iyo sida aanay u fududayn in muddo yar gudaheed lagu toosiyo hannaan nus-qarni qallooc ku soo dhisnaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-cyo, m.dh

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qallooc - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan