U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sifo

Magac Lab/Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf SSubg SI4 xar
1

Sharraxa wax la sharxo.

2

Astan iwm oo wax gaar u leeyihiin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xukunka oo ka dhacay Xarunta Maxkamadda Magaalada Berbera, ayaa waxa Xeer Ilaalinta gobolku hor keeneen Waraaqo iyo caddaymo muujinayay in nimankaasi sifo sharci darro ah ku soo galleen Xeebaha Somaliland.

”
“

Hadaba doorkeenna Urureed yaanu noqon mid hoosta ka qalaalan oo sifo saxa oo aad loga baaraan degey oo cilmi iyo aqoon weyn aan loo marin abuuridda iyo ku dhawaaqiddiisa.

”
“

Abwaan Yamyam waxaa sadexdaas sifo daliil u ah mudada dheer uu ku noolaa Muqdisho, gaar ahaan sanadadii colaadaha ugu foosha xumaaykeen; barakacii hore, Dagaalkii Afarta Bilood iyo mudooyinkii u dhexeeyay oo dhan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

S · SI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sifo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan