U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qurac

Magac Lab
Xaraf QSubg QU5 xar
1

Geed abaareed weyn oo leh qodax, mayrax, xabag wanaagsan iyo abqo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

War bal ii sheega waxaa reer qansax iyo reer qurac kuu qabteen, waa adinka la idinka kari la`yahaye.

”
β€œ

Ciidamo Itoobiyaan ah oo gaaray Deegaanka Qurac joome ee Gobalka Bakool.

”
β€œ

Mar la weydiiyay halka uu kaga sugan yahay Somalia ayaa sheegay inuu ku sugan yahay Gobollada Jubbooyinka uuna hoos fadhiyo geed qurac ah oo ku yaalla dhul Soomaaliyeed, cabsi uu qabana aysan jirin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q Β· QU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qurac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan