U gudub nuxurka bogga
SABAAD

quruun

Magac Dheddig
Naxwe-uumo, m.l
Xaraf QSubg QU6 xar
1

Dadyow isku qarni noolaa.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Somaloo kun raabe ah quruun ‘ haatan kala yaacsan Oo kala tagtoo kala baxdoo ‘ laysku kari waayey Kontonguuradaadii miyaa ‘ kaabiga i saartay?

”
“

Madinnimo kelaad tahay quruun ‘ aan xigaal kabine Adigoo ka saabbiya xilqaad ‘ kadarta kaa saara Kontonguuradaadii miyaa ‘ kaabiga i saartay?

”
“

Faarax Oomaar waxa uu arrintaas wax ka waydiiyey Saaxiibkii Gaandi mar ay wada xidhiidheen, waxanu Gaandi ugu soo war-celiyey Faarax Oomaar oo waydiiyey in Soomaalidu ay tahay quruun dhaqan iyo ilbaxnimo u leh qoraalka iyo wax-akhriska iyo in kale.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-uumo, m.l

Xarafka

Q · QU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
quruun - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD