U gudub nuxurka bogga
SABAAD

raacdo1

Magac Dheddig
Xaraf RSubg RA6 xar
1

Ciidan laga daba diro ciidan wax laayay ama dhacay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

In Soomaali dawlad leh la waayo oo ay dalal kale kala raacdo iyo in ay diinta ka dhaqaaqdo oo dawlad cilmaaniya oo aan diin shuqul ku lahayn xukunka qabato.

”
“

Waxa implatanku u shaqeysaa iyada oo joojisa in ugxantu soo baxdo iyo iyada oo saameyn ku yeelata xabka ku jira ilmagaleenka si ey ugu adkaato in xawadu gaadho ilmagaleenka iyo dhuunta ey soo raacdo ugxantu.

”
“

Xumaantuna laamiga dheer ee koonfureed ma soo raacdo waxay se ka soo baxdaa dhulka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

R · RA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
raacdo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan