U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waabo

Fal Magu (3)
Naxwe-btay, -batay
Xaraf WSubg WA5 xar
1

Waab dhisasho.

2

Ka w.: nabar kugu soo socda ka gabasho ama wax halis ah dib uga noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Niman dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen Moxamed Nuur,Jaamac Moxamed iyo Xaaji Cige Cabdull Aw Xasan ayaa waabo ganacsi ku haystey meel u dhow xarunta ciidamada.

”
“

Sawirku waxaa lagu qaaday dooxooyinka Waabo oo Nugaal ka soo rogan.

”
“

Waxa kale oo toddobaadkii hore ku dhintay laba qof degaanka Waabo-caddo oo ka tirsan Darroor falal gaadmo ah oo la xidhiidha arrintan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-btay, -batay

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waabo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan