1
Xaalaquf, qarandi. saddex-xagal m.l Shaxan saddex gees leh. saddex-xagal dhinacyo isle'eg m.l Saddex-xagal leh saddex dhinac oo isle'eg iyo xagal kasta oo ka mid ah xaglihiisuna cabbirkeedu dhanyahay 60°. saddex-xagal isma le'eke m.l (xis.) Saddexxagalka dhammaan dhinacyadiisa iyo xaglihiisuba aan isle'ekeen. saddex-xagal labaale m.l (xis.) Saddex-xagal leh laba dhinac oo isle'eq iyo laba xaglood oo isleeq. saddex-xagalley m.l (xis.) Dariiqo sahamin ah oo la dhisayo shabaq saddex-xagallo ah, oo suurto geliya in lagu sawiro khariidad toobograafiyeed qiyaas weyn leh.
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-llo, m.dh
Cilmiga
Xisaab (xis.)
Xarafka
S · SA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
