U gudub nuxurka bogga
SABAAD

arji

Magac Lab
Naxwearaaji /-iyo, m.dh
Xaraf ASubg AR4 xar
1

Qoraal loo diro dawlad, shirkad, hay'ad iwm oo wax lagu weyddiisanayo ama lagaga cabanayo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Aqoonsiga siyaasadeed maaha warqad inoo saaraan miis dal, mana aha xafiis ay Somaliland arji codsi ku qoran yahay loo dirayo bal se waxay u baahantahay in madaxweyne khibradeedii leh loo doorto.

”
β€œ

Cismaan Libaax ayaa sheegay in guddiga uu weli ku guda jiro howlihii loo xilsaaray, maalinta labaadna ay tahay arji qabashada musharraxiinta u tartameysa xilka madaxweynaha Soomaaliya.

”
β€œ

Dhanka kale boqolaal Ciraaqiyiin ah ayaa saf dheer u galay in laga qabto araaji ay uga mid noqonayaan ciidanka militariga ee Ciraaq ee Cusub, maalintii ugu horeysey ee la furay arji qabashada.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

araaji /-iyo, m.dh

Xarafka

A Β· AR

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
arji - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan