U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sagaashan

Magac Lab
Xaraf SSubg SA9 xar
1

.t. Tiro ka kooban sagaal meelood oo min toban ah; sagaal tobnaad; "90".

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Matalan marka la eego qiimaha cusub, guriga Cabirkiisu dhan yahay 10x9mitir ee darajada koowaad ee ku yaalla suuqa, waxa laga qaadayaa 97,200 (Toddoba iyo Sagaashan Kun iyo laba boqol) oo Shillin.

”
β€œ

waa lambar tiro ka mid ah xisaabta taasi oo u qoranta sagaashan iyo todoba.

”
β€œ

β€œBoqolkiiba sagaashan (90%), ayaan qabaa inaanu ku guulaysanayno doorahsooyinka,” ayuu yidhi Dr.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S Β· SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sagaashan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD