1
Dukumenti dawladeed oo sharciyeeya ganacsi.
Tusaale Dheeraad ah3
“
· Hadda kadib Qaadka iyo Sigaarka waa in lagu iibiyaa dukaan albaab iyo shati leh isla markaana si degdeg ah looga kiciyaa meelaha nadaafadda xun ee hadda lagu iibiyo.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-iyo, m.dh
Xarafka
SH · SHA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
