U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shicib

Magac Lab
Xaraf SHSubg SHI6 xar
La Mid AhshacabMagac Lab
1

Dadweyne; ummad.

2

Qar badda dhexdeeda ku yaal.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maraykaynka ahi waxay siteen dhar shicib, waxayna wateen diyaarad yar oo aan hawlwadeenada ciidanka cirka ee Maraykanku waxay yimaadeen dhinaca Somaliland, iyaga oo wata laba ka tirsan ciidamada Itoobiya oo ilaalinayay nabadgelyadooda.

”
“

Geeridu waa xaq madax iyo Shicib-ba, waxase la gudboon inta nool inay guntiga dhiisha iskaga dhigaan, sameeyaana sidii ay Somaliland qaab nabadeed ugaga gudbi lahayd xaaladan soo food-saartay oo ka timid xagga Eebe.

”
“

Garsooreyaashu waa garsooreyaal aqoon sharci leh (fagdommere), garsoore caawiyeyaal (meddommere) iyo garsooreyaal ah dad shicib ah (lekdommere).

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

SH · SHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shicib - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan