1
Tusaale Dheeraad ah3
“
Guddidan oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay Huteel Maan-soor ee magaalada Hargaysa, qoraal ay soo saareen waxay ku caddeeyeen in gabi ahaan ay meesha ka saareen wasiir-kuxigeenadii iyo wasiiro-dawlayaashii.
”“
Nuux Jaamac (Suldaanka) Sax waxaad u aragtaa Marbuu qalad la safanyoo Qalooc saani kulayahay Waxaad shalay saluugtaa Soor..
”“
Waa run in warbaahinta waddadeedii ka luntay ee ay inta badan ku qaraabtaan suxufiyiinta soor-doonka ahi ay tabinta iyo buunbuuninta Qabqableyaasha ka dhigteen ilo dhaqaale oo ay dhacdhac ka helaan.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
S · SO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
