U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhurwaa

Magac Lab
Naxwe-aayo, m.dh
Xaraf DHSubg DHU7 xar
1

Dugaag yeyda wax xoogaa ka weyn, xoolaha laaya, ilko adag oo lafaha burburiya leh oo labada lugood ee dambe u gaaban.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dadkii kale oo dhammi way keceen, waxayna yidhaahdeen: β€˜Wiilkii dhurwaa baa qaatay!’

”
β€œ

Waxaan caddeyneynaa in aysan jirin hilib dhurwaa oo si caadi ah loogu gado suuqa hilibka Garoowe, waxaana Ummadda Soomaaliyeed iyo kuwa Puntland u direynaa raali galin buuxda.

”
β€œ

Faysal Cali Dhurwaa oo ka hadlay Deegaanada Degmada Gabiley abiley (Haatuf): Guddoomiyaha ururka UCID, Faysal Cali Waraabe iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa socdaal ku maray deegaanada degmada Gabiley.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-aayo, m.dh

Xarafka

DH Β· DHU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhurwaa - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan