U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sulub

Magac Lab
Naxwebyo, m.dh
Xaraf SSubg SU5 xar
1

S. ah: wax aan xanaf lahayn.

2

Dhagax adag oo aan meel la qabsado lahayn.

3

(-byo, m.dh) Xabbadda marka laga saaro gumaca iyo baaruudda.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wasiirka hawlaha guud Siciid Sulub Maxamed waxa isna ogolaaday 67 mudane, iyo shan mudane oo ka aamusay.

”
“

Abokor Sulub iyo sarkaal ka tirsan Sirdoonka oo lagu magacaabi jirey, Ibraahim Hutuu.

”
“

Wasiirka Howlaha Guud ee Somaliland Siciid Sulub ayaa u xaqiijiyey saxaafada in dowladiisa sii deyn doonto Maxaabiistaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

byo, m.dh

Xarafka

S · SU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sulub - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan