U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sunne

Magac Lab
Xaraf SSubg SU5 xar
La Mid AhsunnoMagac Dheddig
1

Salaad aan faral ahayn oo ajar kororsi awgeed loo tukado.

2

Wax kasta oo Nabigii samayn jirey oo ay tahay in looga daydo.

3

Koofiyad culimada islaamku qaataan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Guud ahaan soonka Caashuuraa waa sunne fadli dheeraada leh ee ma ahan waajib inkastoo uu waajib ahaanjirey intii aan Ramadaanka la soo rogin.

”
“

Waa rukni muhiima istaagidda la istaago Carafo ducada la duceystaana aad bay u kheyr badan tahay qofka aana xaajiga aheyn waxaa sunne ah inuu soomo.

”
“

Waxaa sunne ah in la soomo iyada iyo maalinta ka horraysa ee taasuucaa'.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sunne - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan