Tusaale Dheeraad ah3
β
Habar ku gabanaysay suryo yar oo u dhow daarta looga taliyo Jamhuuriyadda Shankaroon-land ayaa raadyaowga u sheegtay in Muuse Caddo iyo colkiisa ay Shankaroontu gosha gelisay si ay uga qariso C/laahi Beer-loox.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-ooyin, m.l
Xarafka
S Β· SU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
