U gudub nuxurka bogga
SABAAD

taban

Fal Magu (4)
Naxwe-bnaa, -bnayd
Xaraf TSubg TA5 xar
1

Tiro taxane ah oo eber ka yar ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaa kale oo aan dhihi karnaa, tirada uqoran qormo saynis waa tiro leh hal god oo aan eber ahayn oo bidix ka xiga barta jajab tobanlaha, waxayna ku dhufsan tahay toban ku jibaaran abyoone togan ama abyoone taban.

”
“

Falcelis: Sirta SSC Heshay: Been Hiilka qoraa Maxamed Baashe X. Xasan u muujiyey masuuliyiinta maamul beeleedka ‘Somaliland’ waa mid taban.

”
“

Haddii barta jajab tobanlaha loo raro bidix, jajab tobanku wuxuu noqonayaa abyoone togan, haddii midig loo rarana jibbaarka tobanku wuxuu noqonayaa abyoone taban.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-bnaa, -bnayd

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
taban - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan