U gudub nuxurka bogga
SABAAD

abyoone

Magac Lab
Naxwe-nayaal, m.l/dhXisaab
Xaraf ASubg AB7 xar
1

Urur ka kooban tirooyinka idil ee togan iyo kuwa taban; 0, 1, 2, 3, 4, ... Abyooneyaasha togan ee 1, 2, 3, 4,... waxa lagu magacaabaa tirooyinka tirsiimo ama kuwa wax lagu tirsado. acuudu-billaahi e.d Eray Eebbe looga magan galo wixii la sharaysto.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddii barta jajab tobanlaha loo raro bidix, jajab tobanku wuxuu noqonayaa abyoone togan, haddii midig loo rarana jibbaarka tobanku wuxuu noqonayaa abyoone taban.

”
“

Kuwaan soo socdana waa wax ka mkid ah aas aaska gaarka ah ee isugeynta iyo isku dhufada abyoone kasta a, b iyo c.

”
“

Wuu ka fagaadaa tiro kasta ee abyoone tarada kale ee abyoone ee ku xigta fogaan sugan Xariiq tiro (tirooyonka abyoone aan tabanaha ahayn waxaa lagu muujiyey midab buluug furan, halka lagu muujiyeytirooyinka abyoone ee taban midab cas ama guduudan).

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nayaal, m.l/dh

Cilmiga

Xisaab (xis.)

Xarafka

A · AB

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
abyoone - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan