U gudub nuxurka bogga
SABAAD

darso

Fal Gudbe/Magu (3)
Naxwe-saday, -satay
Xaraf DSubg DA5 xar1 Tusaale
1

(f.g) Badar, caano, sonkor iwm wax godan in uga qaadasho.

2

(f.mg) Xaalad lagu sugnaa ka sii liidasho.

3

(f.mg) Ku d.: wax, wax kale ku biirsasho. .

4

Ku d.: wiil gabadh u guurin.

5

U d.: xaalad hore ee lagu noolaa ka maarmiwaayid.

Tusaalooyin

“

Cali geeliisii laba halaad buu ku darsaday

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Siyaasaddaada aad sheegtay in ay noqonayso mid “dheeli tiran” ku darso in dib-u-heshiisiin dhab ah la dhex dhigo Soomaalida colaaddu ay kala ir-dhaysay, iyada oo aad soo af-jaraysid barnaamijkii kobcinta iyo abaabulka dagaal-oogayaasha ee maamulka Bush.

”
“

Waxaan bilaabay in aan darso qaab dhismeedka erayadaa una sameeyo shuruuc loo isticmaalo.

”
“

Waxa uu sheegey in si weyn loo darso meelaha ay ka jiraan khaladaadku, isaga oo dhanka Puntland sheegey in aysan iyaku aaminsan yihiin in khaladka iyo wadashaqeyn la’aantu aysan ka imaan, balse dhanka hay’adda wax iskabadaleen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (3) (f.g/mg3)

Isrogrog

-saday, -satay

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
darso - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan