Tusaale Dheeraad ah3
“
Dib-u-eegista dastuurka Puntland waxay mareysaa heer gabagaba ah, waxaana Puntland, Xukuumad iyo Baarlamaanba, ka go’an in bartamaha sannadkan loo bandhigo afti dadweyne si loogu gogol-xaaro curashada xisbiyo siyaasadeed iyo qabashada doorashooyin xor ah.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe (3) (f.g3)
Isrogrog
-rtay, -ratay
Xarafka
X · XA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
