U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xamaasad

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XA8 xar
1

Dareen xooggan oo nafsaani ah oo ka dhasha dhacdo beerqaad leh oo qofku muujiyo farxad, jidbo, yaab iwm.

2

Ficil.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dadweynaha magaaladda Garoowe ayaa waxaa ka muuqatay xamaasad aad u kacsan oo sababtey in qaab kacdoon ah lagu soo furto Maxaabiisatan.

”
β€œ

Sida caadada ah ciyaar kasta oo dhex marta labadan koox waa mid xamaasad badan lagana daawado dunida dacaladeeda oo dhan sawaxanka, foorida iyo qoobka ciyaarka taageeroyaasha ayaa xiiso usii yeela ciyaaraha Galatasaray iyo Fenerbahce dhexmara.

”
β€œ

Inkasta oo jawiga dooddu uu inta badan deganaa, haddana waxaa marar badan ka dhex muuqatay xamaasad kulul, gaar ahaan qaybtii dambe ee doodda oo ay isku haleeleen xubno ka tirsan ururada Siyaasadda dalka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

X Β· XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xamaasad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan