U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xatooyo

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XA7 xar
1

Hanti cid kale leedahay oo amar la'aan qarsoodi looga qaato; tuugannimo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Maxkamada Bosaso oo dad xukuntey Maxkamada Boosaso oo xukunno adag ku ridey xubno gaaraya 12 kuwaas oo ciidamada Booliska Bosaso kadib markii lagu soo eedeeyay falal xatooyo.

”
β€œ

Maantana uma muuqato in maamulka jiraa daacad ka yahay, waayo su’aal wayn baa ka taagan hantida qaranka oo aanay sugnayn in laga badbaadin karo guud ahaanba xatooyo, gaar ahaana in loo adeegsado doorashada.

”
β€œ

Al-Shabab oo Gacmaha ka Jaray Laba Dhallinyaro Maleeshiyada kooxda Al-Shabaab ayaa shalay meel fagaaro ah midkiiba gacanta midig uga jaray laba dhallinyaro ah oo lagu soo eedeeyay inay xatooyo ku kaceen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

X Β· XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xatooyo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD