U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xayiran1

Magac Lab
Xaraf XSubg XA7 xar
La Mid AhxayirmidMagac Fal
1

.dh xayiran2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

“Maanta dalku, wuxuu ku jiraa xaalad dhaqaale oo aad iyo aad u hoosaysa, xoola-dhaqatadu xoolaha ayay ku noolayd, reer magaalkuna xoolaha ayay ku daba-noolaayeen, xoolihiina way xayiran yihiin.

”
“

"Waxaan anigu qabaa in dastuurkan uu yahay mid horumar u horseedi kara dalka, loogana bixi karo marxalada KMG ah ee ay DF ku shaqeyso, sidoo kalena aan heli kano dhaqaalaha nooga xayiran bankiyada caalamka" ayuu yiri Sharma'arke.

”
“

Dekaddaha macmalka ee Ceel Macaan, Baraawe iyo Kismaayo ayaa waxaa ku xayiran dhuxul tiro badan iyadoo gadiidkii qaadi lahaa dhuxusha diyaar yahay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xayiran - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan