U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xisaabi

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf XSubg XI7 xar
La Mid Ahxisaab2Magac Dheddig
1

Waxa jira siyaabo badan oo loo qeexi karo xisaabta, hase yeeshee, qeexidyadaasi ma aha kuwa loo qaadan karo xisaab3 qeexidda ereyga.

2

Barashada sida ratibaadyo iyo xiriiro loo bandhigo la isuna gaarsiiyo.

3

Barashada tirooyinka, shaxannda iyo qaybo kale oo lojik ahaan.

4

Barashada tirooyinka, shaxannada iyo qaybo kale oo lojik ahaan loo adeegsado. Waxaa loo qaybiyaa xisaab saafid iyo dabaqaad. Inkastoo qaybintu aan ahayn mid go'an misna labada qaybood waa ay isku xiranyihiin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xildhibaan Saalax Nuux Ismaaciil (Badbaado) oo xafladdaa xidhiidhinayey waxa uu yidhi “waxay maraysaa xisaabi xil ma leh.”

”
“

. Mid kasta gaarkii u abaal mari, hadii uu wax wanaagsan sameeyo, 2. Mala ilaali inaad loolansiiso, midkasta iskii u xisaabi.

”
“

"Bankiga dhexe ma lahan gudoomiye, waayo waxaa laga baqayaa in xisaabi xil male ay soo baxdo, Mas'uuliyiinta dalkana wax jawaab ah uma hayan ficilada Shariif Xasan uu ku kacayo" ayuu hadalkiisa dabo dhigay Xil.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

X · XI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xisaabi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan