Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
.kh Y. ah: qof damac iyo hunguri badan leh oo bulshada dhexdeeda aan qiimo ku lahayn.
Gabadh bilis xaawalay ah oo reer Burco ka ah, ayaa badheedh u sheegtay in ay boqornimo u bugto, balse waxa naga qaadimaysid ku yidhi rag yaw boqornimada ka ganacsada.
Waan daba galay anigoo niyadda iska leh, ‘Allow yaw sheega inaanay ii kala duwanayn haddii dhulka lay fariisiyo iyo haddii VIP laygu maamuuso mar haddaan isku hubsaday diyaaradda London aadaysa.’
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
Y · YA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag