U gudub nuxurka bogga
SABAAD

yeey

Magac Lab
Xaraf YSubg YE4 xar
La Mid AhyeyMagac Lab
1

Bahal dugaagga ka mid ah oo eeyga u eg, arigana aad u laysa; uubato; uu'leey.

Tusaale Dheeraad ah3

“

FAALLO: Yeey dan ugu jirtaa nidaamka axsaabta baddan ee laga hirgalinayo Puntland April 15, 2012 9:54 am GMT - Written by PP - Edited by PP Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay.

”
“

Intaa kuma ekaane waxaa uu ka shanqadiyay in uu heshiis la galay Cabdullaahi Yuusuf Axmed Yeey, uuna isaga u ballanqaaday in uu noqdo Madaxweynaha Puntland.

”
“

Hase ahaatee Sheydaankii ayaa ku abuurey maseyr walaalihiis, oo waxay isku raaceen iney ku ridaan ceel dheer guntiisa, oo waxay yiraahdeen waxaa cuntey yeey.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Y · YE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
yeey - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan