Tusaale Dheeraad ah3
β
Anniga ma lihi adeege ama khaadim, sidaa darteed subax kasta waxaan qasaa qooshka, muddo yar ayaan u kaadiyaa oo sugaa, ka dib markuu khamiiro ayaan dubaa, dabadeedna waan weeseestaa, markaasna ayaan dadka u soo baxaa".
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-gayaal, m.l/dh
Xarafka
A Β· AD
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
