Tusaale Dheeraad ah3
β
Waa ayaandarro inaynu ku luminno tamarteenna run iyo been ahaanta waraysiyada Sirta SSC-du Heshay halkii aynu ka wada shaqayn lahayn sidii dadka inta hadhay aynu u kala badbaadin lahayn.
ββ
Waa ayaandarro in wax shalay gumeysigii soo duulay uu ku guuldarreystay, maanta gacmo Soomaaliyeed lagu hirgaliyo, walaaluhuna ay is gowracaan.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
A Β· AY
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
