Tusaale Dheeraad ah3
β
Ma jiraan khasaare dagaallada ka dhashay oo si rasmi ah loo ogyahay, basle waxaa jira warar sheegaya in dagaallada ay ku dhinteen 10-qof oo dhinacyadii iskasoo horjeeday u badan halka ay ku dhaawacmeen tiro kor u dhaafaysa 20-qof.
ββ
Sarkaal booliiska Soomaaliya ka tirsan oo ku suganaa suuqa Bakaaraha xiligii qaraxaasu dhacayay ayaa sheegay inaysan jirin cid ay hadda ku eedeynayaan inay qaraxaas ka dambeysay, basle ay baaritaan wadaan. xaaladduna ay deggen tahay.
ββ
Basle dadka intiisa badani waxay ku waydiinayaan, βWaa kuma hoggaamihiinu, haduu qabiilkayaga yahay waanu taageeraynaa.β
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
B Β· BA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
