1
Baabuur fuusto weyn xambaarsan oo biyaha, baasiinka, naaftada iwm lagu qaado.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Qaraxyadan ayaa ku soo beegmay xili xaley magaalada Bosaso lagu weerarey xaley gaari Booyad ah oo ay laheyd shirkada la shegey in shidaal ka bareyso MG.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-do, m.l
Xarafka
B Β· BO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
