Tusaale Dheeraad ah3
β
Waxa maanta shaqada loo dirto ee loo oggol yahay ninka Sheekha ah ka mid ah; inuu Malcaamad (Dugsi) dhigo, Masaajid wax ka dhigo, Dhaxal la weydiiyo, wax meheriyo, Qaaddi (weliba tan looma oggola had iyo jeer), Quraan inuu qof ku akhriyo, Cashar tuf iwm.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rro, m.dh
Xarafka
C Β· CA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
