Tusaale Dheeraad ah3
“
Dagaaladaana, waxa ugu horeeyey dagaalkii Beder oo ay Muslimiintii ku laayeen qabqablayaashii Quraysheed badankooda halkaa ku dabar go’ay, kadib waxaa dhacay dagaalo kale oo ay ka mid yihiin dagaalkii Uxud oo ka dhacay Madiina agteeda.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rro/-bro, m.dh
Xarafka
D · DA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
