Tusaale Dheeraad ah3
“
Sidoo kale maalintii shalay waxa iyana tuulada la yidhaahdo Dacar Budhuq ku nafwaayay saddex qof oo uu qaaday gaadhigii ay wateen markii ay isku dayeen in ay ka talaabaan dooxa u dhexeeya Hargeysa iyo Berbera.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
D · DA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
