1
Walax dabiici ah, oo noole aan ahayn ama aan ka imaan, oo leh isku dhis kiimikaad, isla markaasna leh astaamo fisikeed iyo kiimikeed oo cad. Halkaa waxaa ah ilaa 2000 macdanood oo la maranayo, oo leh qaabab wiriqeed oo kala duwan, laakiin macaadinta bah wadaagta ah kala duwanaashahoodu waa yaryahay.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Jariidadda Herald waxay tiri: Range waxay haysataa xuquuqda macdan qodista iyo xuquuqda batroolka lagaga baarayo badda, oo qayb ka ahayd heshiiskii 2005, taas oo shirkaddaas siineysa xuquuqda gaarka ah ee baaritaanka gebi ahaanba Puntland.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
macaadin, m.dh
Cilmiga
Kimisteri (kiim.)
Xarafka
M · MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
