Tusaale Dheeraad ah3
. Haweenka oon dareensanayn kaalinta ay bulshada ku leeyihiin, taas oo ay keenayso tacliin la’aanta haweenka. 3. Haweenka oona ka midaysnayn aragti siyaasi oo gaar iyaga u ah, sida dhammaan haweenka Caalamka.
”Hadal iyo murti Axmed waxaynu ku tilmaami karnaa Siyaasi aan doob dilaacsan oo ku cusub golayaasha iyo masraxyada Siyaasadda, laakiin bal aynu ka war sugno inuu Axmed noqdo nin buuxiya kaalinta Siyaasadeed ee u bannaan kursiga uu fuulay iyo in kale.
”Waxaan xusuus leh inay noqoto markii ugu horeysay ee nin siyaasi ah oo Somaliland ku abtirsanayaa mustaqablakana rajo ka qaba hogaanka dalka inuu deedifeeyo jiritaanka dalka, xaraantimeeyana wixii dhamaan hay’adaha distooriga ahaa ee dalka ka jira.
”Falanqaynta Naxwaha
Magac Lab (m.l)
-iin, m.dh
S · SI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
