1
(taar.) Wixii la soo maray oo jiilba uu jiil ka soo gaaray; dhacdooyin taariikheed oo isdabayaal keydintood ama sahamo.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Bal aan feydno xoqadaha falfalliidhka leh: Dawladdu tudhaale ma ahayd: Si aynu inyar u milicsanno dawladda tudhaalaha iyo naxariista bulshadeeda lagu mannaystay ee qoraagu inooga warramayo bal aynu dib u jalleecno sooyaal hore.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-llo, m.dh
Xarafka
S · SO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
