Tusaale Dheeraad ah3
β
Daahir salaad oo ku hadlay magaca ganacsatada hirgelisay suuqan ayaa sheegay in suuqu yahay mid loogu talogalay in dadkii Bakaaraha u aadi jiray dukaameysiga ay ka heli karaan waxyaabaha ay u baahan yihiin oo Jumlo iyo Tafaariiq ah.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
T Β· TA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
