U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aadi

Fal Gudbe (2)
Xaraf ASubg AA4 xar
La Mid AhaaddiFal Gudbe (2)

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qof kasta oo ku sugan Muqdisho caawa kama war haayo waxa ay tahay, laabta qof kastana waxaa ugu taal beri maxaa dhici doona, magaalada ma aadi doontaa adigoo nabad ah iyo welwel ah maka badbaadi doontaa dagaalada aan joogsiga laheyn.

”
“

DF oo hadashey joojinta dulimadyada Dowladda Federaalka ayaa maanta faah faahin dheer ka bixisay sababta keentay amarka lagu joojinayo duulimaadyadii diyaaraddaha ee aadi jiray deegaanadii Waqooyi galbeed ee Soomaaliya.

”
“

Markii Boqorkii Abraha loo sheegay waxa uu Xuthayfah falay, wuu carooday, wuxuuna ku dhaartay, inuu aadi doono Kacbada, oo ahayd meesha Xuthaifah iyo carabtu u xajjiyaan, si uu usoo dumiyo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Xarafka

A · AA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aadi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD